Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Ka Digay Dagaalo Sukeeye Inay Ka Dhacaan Somaliland &Sababta

0
126

Hargeysa,(BaraarugTv.com)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee UCID,Yuusuf Kayse yaa qoraal uu ku faafiyeý bayjkiisa Baraha bulshadu ku wada xidhiidho ee Facebuugiisa oo wakaalada Baraarugtv.com ka soo xigatey ayaa u dhignaa sidan.” .

Madax-dhaqameedka,Culimadda,Ganacsatada, Aqoon-yahanka,Dhalinyaradda,Haweenka iyo Dhamaan Shacbiga JSL Waxaan ugu baaqayaa Midnimo
Cida Heshiiskii 27 Bishii August lagu heshiiyay ka Baxaysaa Waa Cid doonaysa in Somaliland inta Soo hadhay is-disho oo aan doonayn in aynu Noolaano
Sidaa daaraadeed waa in aan qabyaalad lay-nagu kala qaybin ee aynu isha ku hayno cid kasta oo Hagar-daamaynaysa ama ka baxaysa Heshiiskaas Qaranku ku dagay”.

baraarugnews@gmail.com