Madaxtooyadda Muuse Biixi oo Been Abuur Ka Samaysay Ganacsataddii Somaliland

0
141

Hargeysa,(baraarugtv.com)-7 Muuse Biixi Cabdi ayaa rag dukaano iyo mulkiilayaasha huteelada Guuleed,lagcasar maansoor iyo xubno kale oo bacadlayaal beeshiisa Sacad Muuse xalay kulan ugu yeedhay xaafada daantooda ku sheegay ganacasatadii Somaliland.isla markaan Muuse Biixi iyo inaadeeradiisa hudheelayda ah ayaa iskugu sheekeeyay aynu dagaalano.
Hase yeeshee warka wariyeyaasha Muuse Biixi Cabdi ku faafiyeen baraha bulshadu ku wada-xidhiidho ee ah ganacsatada somaliland waxba kama jiraan.taasoo cadayn u tahey ganacsatada ugu waa weyn beelaha Isaaq waa Telesom,Dahabshiil,Oomaar iyo ila-xarbi weeye.kuwaasina kamay mid aheyn ganacsatada Muuse Biixi la kulmay