Xaalad Nooceeya Ayey Maanta Ku Sugan Tahey Dekeddii Berbera Shacabka Reer Somaliland-now?

0
86
Maxay ugu fadhidaa shacabka reer Somaliland
Maxay ugu fadhidaa shacabka reer Somaliland

Maxay ugu fadhidaa shacabka reer Somaliland

Maxay ugu fadhidaa shacabka reer Somaliland
Maxay ugu fadhidaa shacabka reer Somaliland

Berbera,(BaraarugTV.com)-“Booqashadii maanta ee marsada biyaha Dekedda magaalada Berbera iyo Bad-qabka Marin Biyoodka biyaha Badacas Oo ay Somaliland kaalin muhiima kaga Jirto.Xaalad Nooceeya Ayey Maanta Ku Sugan Tahey Shacabka Reer Somaliland-now Dekeddii Berbera?

Waxaan ku arkay oo indhaha saarey horumar hiigsiga ku yimid ee ay ku talaabsatey sannadihii u danbeeyay. waxa hal-bawle u ah, socod-siinta hawlaha shaqo ee maanta ka muuqda dhankasta oo dekeda Berbera ah,waxa ku suntan oo guushaa quruxda badan iyo casriyeyntaa illaheyna la qabtay Maareeyaha Dekedaha biyaha Somaliland Eng.Siciid Xassan Cabdillaahi. runtii waa shaqsi karti iyo dedaal badan oo ku suntan.Dekedda Berbera maanta ayey heshay dadkeedii. Maxay ugu fadhidaa shacabka reer Somaliland? Dekedda Berbera waa saldhiga aqoonsiga iyo Horumarka dalka Somaliland.

Said Aamin oo ka tirsan Council ka OSLO ayaa maanta booqashada iska lahaa../Waxa qoray qoraalkan Gaçayte Dubbe.