“Waxan idiin sheegayaa Komishanku waxay soo saari doonaan wixii uu Madaxweynuhu rabay oo”

0
106

“Waxan idiin sheegayaa Komishanku waxay soo saari doonaan wixii uu Madaxweynuhu rabay oo ta Ururada ah.. .” Caaqil Rashiid M Jambiir. Caaqilka Xisbiga Wadani

.

  • Hargeysa'(baraarugtv)-“Horta Caaqil aan ku saxee, maaha rabitaanka M/weynaha ee waa dasuurka siduu dhigayo iyo doonista shacabka oo diiday inay u dabranadan 3da Xisbi ee ruqsadu ka dhacday oo toban urur oo kalsoonida shacabka ku yimid ayaa taagan oo meel laga maraa jriin.

Ta kale, Caaqilka garasho la,aan kama ahayn ee marka horeba wuu garanayay sida saxda ah iyo doorashada soo horaysa ta ay tahay ee KDQ ku dhawaaqi doono. Balse layaabi maayo oo waxa ku adkaatay sidii ay usoo dabaali lahaayeen shucuurtii taageerayasha oo ay xadkii loogu talogalay la dhaafiyay. Hadaba, dhawaaqa caaqilku waa cashare laabta usii daaya oo gala tartanka Ururada waa aydun soo bixi doontaane. Nabad uunbaa kursiga lagu gaadhaa, ninkase wado kale hayaa ha maro isagaa iga yaqaanee.

Wabilahi tawfiiq
Dubad Gacayte

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here