Wasaaradda Gashaandhiga Somaliland Oo shaaciyey Magaca Hogaamiyaha Alshabaab Ee Laascaanood

0
230

Laascaanood,(Baraarugnews.net)-“Wasaarada gaashandhiga Somaliland ayaa caawa ku dhawaaqdey in gudaha magaalada Laascaanood ay soo galeen kooxo argagixiso oo caan ah .
Sirdoonka Somaliland ayaa sheegay in kooxahaas uu hogaaminaayo nin lagu magacaabo Cabdi Madoobe .
Waxaa ay Somaliland ku hanjabtey caawa inay dhulkeeda difaaci doonto.”ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda gashaan dhiga somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here