“Waa nasiib daro haddii ay maanta Sahra xuuf oo gurigii weynaa ee samsam…..”

0
274

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Waa nasiib daro haddii ay maanta Sahra Halgan xuuf oo gurigii weynaa ee Aamino Waris iyo samsam ayaa guri weyn oo dantii guud ahaa ka siiyey Sahra Xuuf xaafada Biibsiga.kaas oo ka sukeeyay jaamacada Hargeysa.balse xilligaa Aamina Waris oo aheyd islaantii Axmed Siilaanyo,wasiirkii maaliyada Samsam oo beesha Habar,awal ah ayaa laaluush u siiyey,laakiin xiligaas oo ay ka tirsanayd xisbiga Waddani,waxayna aad u caayi jirtay Axmed Siilaanyo iyo beesha Habarjeclo.
Si-kastaba ahaatee gurigii hantida ummadda ahaa,halka ay ku aas-aastey hinda Dhawr ayey iibisay,kaas oo lacagtiisii ay siisatey guriga xaafada galbeedka ee jigjiga ee Hargeysa.isla markaana waxa kama jiraan lacagta ay sheeganayso inay xoogeeda tahey guriga ay u bixisay Hida-dhawr.