Hablahayaga Sacad muuse Mukhbaarado ayaa u Furan “

0
294

Hargeysa,(baraarugtv.com)-“Hablahayaga beesha Sacad muuse waa hablaha ugu Suber-san Hablaha Reer Sheeq Isaxaaq’ hadana Waa La Caayayaa oo Waxa la leeyahay Mukhbaarado ayaa u Furan Cadaynteedii ayaanu…” sidaa waxa yidhi suldaan beesha sacad muuse ah Suldaan Sabayste