TOOS U Daawo Xuska Munaasibadda 31-guurada Maalinta Xornimada Somaliland Ee 18-ka MAY

0
361

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Xuska 31-guurada ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda kala soo noqotay Soomaaliya 18-kii May 1991-kii, ayaa maanta oo ay tahay 18-ka May 2022-ka, si weyn looga xusayaa guud ahaan Somaliland iyo dalalka dibedda ee reer Somaliland ku nool yihiin ba.

Xafladda dabbaal-degga ee Hargeysa ka socota oo ah ta ugu weyn munaasibadaha, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee si toos ah uga daawada;-https://youtu.be/JRJOY7kvfcs

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here