“Si jees-jees ah uga Qadiyada Somaliland,Adigoon Irbad Dun U Gelin.waa…”

0
122
"Si jees-jees ah uga hadasho shacabka Qadiyada Somaliland,Adigoon Irbad Dun U Geli
"Si jees-jees ah uga hadasho shacabka Qadiyadooda Jecel(Somaliland),Adigoon Irbad Dun U Gelin.waa..."

Hargeysa,(baraarugtv.com)-“Si jees-jees leh in aad qadiyadaada laf dhabarta ah uga hadashaa adigoon irbad dun u gelin, waa ayaan daro.

"Si jees-jees ah uga hadasho shacabka Qadiyada Somaliland,Adigoon Irbad Dun U Geli
“Si jees-jees ah uga hadasho shacabka Qadiyadooda Jecel(Somaliland),Adigoon Irbad Dun U Gelin.waa…”

Wasaaradda Arrimaha dibadda,
Wasaarada warfaafinta iyo Hay adaha ku shaqadaaha ayaa laga rabo difaaca qadiyaddan waxaa ku waajiba iney si hufan uga hadlaan hadalkaa ka soo yeedhay odeyga ee taabtay dhammaan shacbiga dalkooda jecel kana farxiyey , kuwii ka soo horjeeday qadiyadda qaranimada SL.”

Cabdillaahi Dahab Guddoomiyaha urur siyaasadeeda Rajo oo si adag uga jawaabay hadalkii ka soo yeedhay Axmed Ismaaciil Samatar ee ku aaddanaa Qaranimada Somaliland.