Sheekh Aadan Siiro Oo Qoys Agoon Ah Dhulkoodii Ka Qaadey &Baroorta Hooyooyinka magaalada Hargeysa

0
534

“Muuse Biixi-yow Hooyo dulman baan ahey,  inaad ii soo gurmato oo aad iga qabato Aadan Siiro.maxaa sheekhii aadan siiro ku dhacay.? Sheekh Aadan Siiro Oo Qoys Agoon Ah Dhulkoodii Ka Qaadey &Baroorta Hooyooyinka magaalada Hargeysa

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Sheekh Aadan Siiro ayaa qoys agoon ah ka qadaaya dhul ay ku leeyihiin xaafada galbeedka magaalada Hargeysa, isla markaana waxa la sheegay in sheikh Aadan Siiro uu sahansadey dhulka qayska Agoonta ah oo badankoodu ku maqan dalka Jabuuti, taasoo uu u arkay in ay yihiin dad aan tamar ama awood dad iska hortaagi kara dhulkaas uu arki waayey uu damac ka galay sheekha Aadan Siiro. Hooyo khadra Axmed ayaa erayo ay ooyeysa waxay Madaxweyne Muuse Biixi cabdi iyo cid kasta oo shacabka Somaliland ah ka codsadeen innay ka qabtaan Sheekh Aadan Siiro, iyagoo sheegay in meel xalaal ah mooyee aan meel xalaal aheyn dhulkooda laga qabto.

“Muuse Biixi-yow Hooyo dulman baan ahey,  inaad ii soo gurmato oo aad iga qabato Aadan Siiro.sheekh ayaad tahay, adigoo tol ah inaad ogoontii xoolaheedii aad qaadato maaha. Waxaanu raali ka nahay maaha. Anagu waxaanu nidhi maxaa sheekhii aadan siiro ku dhacay.? Halkan hoose muuqaalka warka daawada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here