Sawirka Goobta uu Fadhiisyey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, Seedigii Muuse Biixi Cabdi Muxuu Muujinayaa?

0
240
Sawirka Goobta uu Fadhiisyey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, Seedigii Muuse Biixi Cabdi Muxuu Muujinayaa?
Waxay laf-jab iyo meel ka dhac ku tahay qadiyada iyo jiritaanka madax-banaanida SOmaliland in Madaxweyne Muuse Biixi ka qayb-galo arooska Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka SOomaaliya ee magaalada Buqdisho Saadaq Cumar Xasan (John).goobta Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar geelle la fadhiisiyey seedigii Muuse Biixi Cabdi waa meel sharaf-xumo ah,waayo wuxuu ka dhex saarey, oo sawirkaasi muujinayaa in aanu la sinayn Madaxweynayeyaasha goobta ay fadhiyaan,laakiin iyaga aanu la sinayn,taasna waxa cadayn u ah xaga dambe ayaa la fadhiisiyey oo meeqaan ahaan nalama mid tihid weeye.
Wuxuu Muujinayaa Inta ay Gaadhsiisan Tahay Aqoontiisa Macnaha Madaxweyne Xabaarsan Astaan iyo Jiritaanka Busho iyo Dal Mid aan Fahan ama aqoon-ba u laheyn dagaalka is-muujintashuruudaha siyaasadda dal Madax-bannaan ah hab noocee ah ayaa lagugu qaabilayaa madaxda dhigaaga ah?
Madaxweynaha jabuuti ma ogola dawladda Somaliland ee arrinkiisu waa soomaalidii waqooyi iyo koon-fur ee soomaaliya la isku odhan jiray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here