Khatarta Kaga Soo wajahan Boqor Cismaan Buur-madow Maamulka Muuse Biixi Cabdi

0
275
Itoobiya,(Baraarugnews.net)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Maxamed (Buurmadow) Oo Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Somaliland Iyo Aasaasaha Ahna Murashaxa Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro) Ayaa Maanta Kulan Ku Yeeshay Magaaladda Addis Ababa Ee Caasimadaa Dalka Itoobiya.
Balse Ilaa Hadda Wax War ah Lagama Hayo Waxa Ay Ka Wadahadleen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here