Nuxurka kulankii maanta dhex-maray dhinacyada muuse Biixi iyo mucaaridka somaliland

0
316

Hargeysa,(baraarugnews.net)-,kulankii maanta dhex-maray
Muuse Biixi iyo Saleebaan isku dhinac ayey noqdeen, mucaaridka iyo ergadii madax dhaqameedkuna isku dhinac ayey noqdeen balse waxay toodii noqotay Muuse iyo Saleebaan.

Guurtida ayaa la wareegtay dhexdhexaadinta labada dhinac balse Cabdirisaaq Khaliif ayaa lagu xoojiyey, ergadii salaadiintana waa laga saaray shirkan.

Cabdiqaadir Jirde iyo Muuse Biixi Si gaar ah ayey maanta iskugu mururxsadeen oo shirkuna ku sigtay inuu u burburo hadaladooda.

Goor dhaw Ila socda ha ambaninee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here