Nuurcadde “Dumarka Cidna iguma diri karto..”

0
1022

Maayar ku xigeenka Magaalada Berbera Mr Nuurcadde ayaa jawaab kooban ka bixiyay hadal haweenku ka cadhooday oo la sheegay in uu ka yidhi madal doorka haweenka lagaga hadlayay

“Dumarku, waa laf dhabarta bulshadayda, waana dadka ugu badan ee aan ku Matalo,golaha deeganka.

Dadka ku mashquulsan been abuurka, ma jirto cid dumarka isku kaayo diri kartaa, ee wakhtiga ha iska luminina.Alle ayaa mahad leh.”

sidaas ayuu boggiisa Facebook ku qoray Maayar xigeenka Berbera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here