Nolosha Dhijitaalka Ah Ee Soomaalida In…”Cabdirashiid Dahabshiil

0
126

“Nolosha Dhijitaalka Ah Ee Soomaalida In…”Cabdirashii Dahabshiil

Hargeysa,(BaraarugTv)-Cabdirashiid Dahabshiil ayaa ka hadlay tiknoolajiyada casriga habka loo baahan yahey in soomaalidu u adeegsan laheyd kobaca dhaqaalaha.
“Waxaan aad ugu hanweynahay in saaxiibadeen Somtel ay fureen shabakad 5G ah,” ayuu yidhi Cabdirashiid Ducaale, maamulaha guud ee Dahabshiil Group.
Maamulaha guud ee dahabshiil wuxuu intaa sii raaciyey hadalkiisa sidan.
“Tiknoolajiyadan casriga ah waxay wax weyn ka tari doontaa in la wado xalal degdeg ah oo ICT ah oo loogu talagalay kobaca dhaqaalaha iyo tayeynta nolosha dhijitaalka ah ee Soomaalida oo dhan. Xidhiidhada degdega ah ee uu awoodo 5G waxa ay furi doontaa aduunyada fursadaha waxayna awood noo siinaysaa in aan ka faa’iidaysano faa’iidooyinka teknoolajiyada soo baxaya.”

Daawo÷Daawo÷Daad Ayaa Ina-qaaday Maanta Somaliland