Muxuu Daaran Yahey safarka Madaxweynaha soomaaliya?

0
52

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha 6aad ee arrimaha deegaanka iyo isbedelka Cimilada oo Maalinta Berrito ah ka furmaya Nairobi.