Muuse Biixo oo bilaabey dhaqankiisii iyo soo celinta xeerkii doorashada

0
103

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Madaxweyne Muuse Biixi ayaa Golaha Guurtida Somaliland dib ugu soo celiyay xeerarkii Doorashooyinka.isla markaana xogta soo celinta xeerka isa-saarka doorashinka madaxtooyada iyo ururada ayaa hore halkan idinku soo gudbinay