Muuse Biixi ayaa hadal dawaq ka muuqdo ku ganey waddani iyo UCID

0
97

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in muranka Xeerarka Doorashooyinka Somaliland u dhexeeyo labada Gole ee Guurtida iyo Wakiillada ,marka ay soo dhammaystaan ee weliba uu hubiyo in uu Dastuurka waafaqsan yahay uu saxeexi doono.Dhinaca kale waxa uu sheegay in isagu uu yahay musharraxa xisbiga Kulmiye oo uu filayo in uu ka adkaan doono musharraxiinta Waddani iyo UCID sidii dhacday sannadkii 2017-kii.

Biixi, ayaa intaasi raaciyay in haddii Doorashada lagaga adkaado uu si wanaagsan xilka u wareejin doono.