“Waar Xeerkaasi Wuu Dhaqan Galey.

0
132

Hargeysa,(BaraarigTV.com)-Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamed Aadan,ayaa difaacey xeerkii isa-saarka labada doorasho ee ururadda iyo madaxtooyadda Somaliland ee 2024ka.
“Waar maaxaad la buuqaysaan ee aad ka hadlaysaan waa maxay?
Waar ma waxaad ka hadlaysaan xeerkii doorashooyinka? xeerka dhaqan galey ee gudbay ee aad ka hadlaysaan ma yaalo oo lagama hadlayo maanta.waar waxaanu wadnaa oo yaala maanta xeerkii dab-damiska,kaas weeye.markaynu ka dhamayno ayaad sheegi doontaan waxaad ka qabtaan.”Sidaa ayuu Gudoomiyaha guurtida Saleebaan maanta ka yidhi fadhigii Golaha guurtida somaliland.https://youtu.be/Jvu9TtFOmbY?si=dCCOZMNPw0aToZO4