Muuse Biixi Oo suuq madow ku magacaabay Xilal Cusub Iyo Beelaha Ay KA Soo Jeedaan

0
346

Hargeysa,(R&B)-Halkan ka Akhriso xilal Muuse Biixi suuq madow ku magacaabay oo aanu idin ku soo gudbinayno qabiilada ay ka soo jeedaan. Qaab Qarsoodiya u magacaabeyAgaasimayaal Guud u magacaabay iyo xilal kale.

  1. Maxamed Cismaan Siciid Agaasimaha guud Wasaraadda Maalgashiga. – HABARJECLO
  2. Cabdirashiid Caydiid Yasin: Agaasimaha guud ee W. Dhallinyarada iyo Ciyaaraha. – HABARYOONIS.
  3. Cabdilaahi Jiidhe : Agaasimaha Guud ee W. Howlaha Guud. – DHULBAHANTE
  4. Abdirahman Sh. Hassan (Masaabaqo):Gudomiye ku-xigeenka Baanka dhexe. – SACAD MUUSE
  5. Ibraahin Cali Ismaciil: Agaasimaha guud ee W. Arrimaha gudaha Qaybta Amniga. – HABARJECLO

6: Axmed Yaasiin Maxamuud: Agaasimaha guud ee W. Qorshaynta. – SACAD MUUSE

7: Caynab Cabdiraxmaan: Agaasimaha guud ee W. Gaashandhiga. – WARSANGELI

  1. Muxumed Xasan Jamac(Xoday) gudoomiye ku xigeenka gobolka Togdheer. – HABARYOONIS.

9: Agaasimaha Guud ee W. Biyaha Cabdi Faarax Belel – AYUUB

10: Agaasimaha W. Cadalaada Axmed Xasan Aw Aadan. – SAMAROON

11: Agaasimaha Guud ee W. Arrimaha gudaha Rashiid Xirsi – SAMAROON.

12 Agaasimaha W. Ganacsiga iyo dalxiiska Xamse Xaamud Guuleed. – HABARYOONIS.

13: Agaasimaha W. Beeraha Cabdiqani Galaydh – HABARJECLO

F.G. Kama dhigna qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud ku fahanto metelaada deegaankaagu ka helay xilalka cusub ee Madaxweyne Biixi magacaabay.

Mohamed Yusuf Bakayle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here