Maxay Ka Tidhi Kubra X.Xasan X.Maxamuud Kooxda Maanta Qaadey Koobka ee Burco?

0
267

Uk (Baraarugtv.com)-

“Hanbalyo,hanbalyo boqorada reer Burco. doorashadana waa guul Xisbiga waddani cabdiraxmaan Cirro”Ayey Tidhi Kubra Xaaji Xasan Xaaji Maxamuud,isla markaana hoosta ka xariiqday in kooxda maanta qaadey koobka ee magaalada Burco tusaale u tahey guusha xisbiga Waddani innuu noqonaayo madaxweyninadda Cabdiraxmaan Cirro.

Kubra Xaaji Xasan waxay intaa sii raacisay oo ay tidhi.”Burco gobanimiyo,gole sharable Iyo gabayaaga iyo gabadh gaari iyo.geesiyaasha iyo.geel iyo geeri kamabaqi.guurti talisa iyo gacal wadadegaa lagugaranayaa”Sidaa ayey tidhi kubra Xaaji Xasan Xaaji Maxamuud oo ka mid ah madaxda sarsare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani