“Kooxda Koobka Qaadey Ee Burco Magaalada Laascaanood,Ayaanu Ku Macsuumaynaa.Dadku Way Is-dilaan,waaney…”.”

0
158

Laascaanood,(Baraarugtv.com)-Madaxweynaha maamulka Khaatuma Firdhiye,ayaa hambalyo oyo bogaadin u diray kooxda Dawladda hoose ee Burco oo maanta koobka ka qaadey dhigeeda kooxda ciidamadda Asluubta ee mahaalada Hargeysa,isla markaana Firdhiye ayaa dalab casumaad ah u fidiyey kooxda daeladda hoose ee Burco.
Halkan hoose ka akhri qoraal uu ku baahiyey barta uu kubleeyahey facebuugiisa oo u dhignaa sidan.Madaxweynaha khaatumo oo mati-qaad u fidiyey kooxda Burco