“Dhalinyarada Gobolka Togdheer Ee Burco Innuu Dhiigooda Cunto Uga Dhigo Kuwa Caloolaha Waa-weyn. Naaxi Doona Saca Gabiley”.

0
196

“innuu dhiigiina masaariif iyo cunto uga dhigo kuwiisa caloolaha waaweyn. Naaxi Doona Saca Gabiley

“wuxuu hore hogag ugu guray dhalinyaradii Ubaxa Gobolka Togdheer ee Burco.

Hargeysa,(Baraarugtv.com),”Waxaan maanta la yaabey qaar ka mid ah inamada uu dhaley Wasiir Maxamed Kaahin oo intay magacyo kale ku samaysteen facebuuga iyo baraha bulshadu ku wada-xidhiidho iyagoo ku baahinaaya wasiir maxamed kaahin oo la dabaal degay ciyaartoogii burco ee koobka qaadey ayey ku sheer gareenayeen dadka caawa.wasiir Maxamed kaahin ilaa dawladii siyaad barre iyo xukuumadihii soo marey somaliland ciddi intaas leeg ama jiingad yarna Magaalada Burco u sheegan maayo.Habarjeclo miyaaney ka ilbaxayn Maxamed Kaahin Axmed.dhibaato iyo waxyeelo ayuu u gaystay bulshada reer Burco.wuxuu hore hogag ugu guray ubaxii dhalinyarada Gobolka Togdheer ee Burco.car yaa sheegi kara hal qof,iskadaa beesha Habarjeclo ee beeshiisa reer daahir wax uu u qabtay ama uu gacan siiyey hal qof oo dhalinyaro ah soo saarey oo maanta wax dalka ka ah ma  jiro.wuxuu soo saraa,iskana dhaadhiciyaa reerka dhaley ama gabadhiisu tahey ee beesha Habar’awal.wuxuu ku fanaa,isaga iyo kuwa uu dhaley-ba,anagu maba naqaano reer Yuusuf ama reer dashir ee beesha Ciise Muuse (Habar’awal),ayaanu nahey ayey ka yidhaahdaan markay yimaadan meheradaha shaaha laga cabo ama goobaha ay ku caweeyaan dhalinyarada habarheclo ay isugu yimadaan. Waligii Wax Ma Tarin Wasiir Maxamed Kaahin Dhalinyarada Burco.maantana waa wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda muuse Biixi isagoo ah dhibaato iyo hagar-daamo  u gaystay mujaahidkii kornayl doolaal xabsiga dhigay,iyadoo Nuux Taani iyo muuse biixi soo adeegsadey.maxamed kaahin beesha habarjeclo muxuu u tarey?

Markasta Maxamed kaahin waxa loo soo adeegsadaa ama loo isticmalaa burbura habarjeclo.Madaxweyne Cigaal qofkii ayaa adeegsadey dagaalkii sukeeye 1994kii maxamed kaahin ayaa sabab u ahaa inay qaxaan hooyooyin badan halka qaar kalena ku waayeen ubadkoodii,goblana ka dhigay hooyooyin badan maanta Muuse Biixi  ayaa mar kale xoqday kaadhka qori-ciideedka maxamed kaahin xasuuqii carruurihii iyo haweenkii beesha  dhulbahante ee Magaalada Laascaañood.

Isagoo wasiirkii arrimaha gudaha ah Ina-kaahin ayaa rag Beesha Sacad Muuse ah weerareen ganacsatadii Habarjeclo,sida ganacsadihii shirkadda Asli-maydi Barkhad iyo diyaaradihii imaaradciyo fakey dubay iyo qaar kale.haddii ay maanta ka tashan shacabka habarjeclo gaar ahaan dhalinyaradu waxaad ka faa,iidi doontaan burbur iyo halaag kale innuu dhiigiina masaariif iyo cunto uga dhigo kuwiisa caloolaha waaweyn.waxa naaxi doona Saca Gabiley.dhalinyarada magaalada Burco Dhibaato Iyo Waxyeelo Mooyee wax-ba kamey faa,iidin xilka Muuse Biixi u dhiibay odayga xididka yihiin,seedigii wasiirka Arimaha gudaha Maxamed Kaahin .”/W/Q÷Cabdi Cabdillaahi Aadan bariga Beesha Habarjeclo ee Burco