Maxaad ka taqaan Caanaha Lista ah ee SPI Geelle Arab Somaliland?

0
426

Hargeysa,(baraarugnews.net)’Maxaad ka taqaan Caanaha Lista ah ee SPI Geelle Arab Somaliland? CAANAHA LIS WAA CAANO LO SIDA LA II XAQIIJIYAY ?
Ka warama caano Lo’aad oo kiimiko lagu deray kadibna bac lagu shubay kadibna qoraxda lagu wareejiyay kadibna qof cabay.
CAANAHA LOODA CAAFIMAADKA UMA WANAAGSAN EE CABA CAANAHA GEELLA HADDII KALE CABA MARKA AY FRESH YIHIIN OO KA FOGAADA CAANAHA IYO CABITAANKA LA BAAKADEEYAY.
Sababaha cudurka kansarka keena waa kaalinta 1-aad waxyaabahaan dibadda laga qaado iyo kuwa kiimikada leh ee gudaha lagu farsameeyo.
Sidoo kale ka fogaada Caagta shaaha lagu shubta, waxaad si fudud uga qaadi kartaa kansar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here