Marlabaad oo Madaxweyne Muuse Biixi loo cumaamadey Murashax iyo xubnaha lagu doortey shirkii kulmiye ee Burco

0
102

Burco'(Baraarugtv.com)-Muuse Biixi Cabdi ayaa loo doortay marlabaad murasharaxa madaxweynaha xisbiga Kulmiye’halka Maxamuud Xassan Saajin loo doortay musharaxa madaxweyne ku-xigeenka xisbiga Kulmiye.
Sidoo kale’Guddoomiyaha xisbiga kulmiye Maxamed kaahin axmed’halka Guddoomiye kuxigeenka kowaad ee kulmiye loo doortey Cabdicasiis Samaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here