Mareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillaahi Oo Ka Hadlay Wefti Ka Socday Dawladda Itoobiya Oo Tegay Dekeda Magaalada Berbera

0
496
Mareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillaahi Oo Ka Hadlay Wefti Dawladda Itoobiya Oo Kormeer Ku tTgay Dekeda Magaalada Berbera

Berbera,(Baraarugnews.net)- Wefti ka socda dawlad deegaanka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, ayaa kormeer ku tegay Dekeda magaalada Berbera, isla markaana waxa halkaa ku soo dhaweeyey Mareeyaha dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillaahi ayaa ka Hadley u-jeedada safarkoodu la xidhiidho weftiga dalka Itoobiya.Mareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillaahi Oo Ka Hadlay Wefti Dawladda Itoobiya Oo Kormeer Ku tTgay Dekeda Magaalada Berbera

“Waxaanu ku soo dhaweynay Dekeda Caalamiga ah ee Berbera wefti uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada horumarinta maalgashiga Somaliland. Weftiga ka socday dawlad deegaanka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya waxa hogaaminayey Wasiirka ganacsiga dawlad-deegaanka ismaamulka soomaalida Itoobiya.”Sidaa ayuu yidhi Mareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillaahi.

Mareeyaha Dekedaha Somalilnd Siciid wuxuu intaa sii raaciyey oo uu yidhi.”Warbixin baanu ka siinay horumarinta lagu sameeyay Dekeda Berbera. Gaar ahaan dhinaca qalabka iyo horumarinta  adeegyada kala duwan ee ay bixiso dekeda magaalada Berbera.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here