Maamulaha guud ee Shirkaddaha Dahabshiil Guruub Oo Arrimo Waa Weyn Ka Hadlay

0
135

Daawo÷Maamulaha guud ee Shirkaddaha Dahabshiil Guruub Oo Arrimo Waa Weyn Ka Hadlay Iyo IGAD
Hargeysa,(BaraarugTv.com)-Shirka wadamadda IGAD ee ka socday dalka Djibouti ayaa maamulaha guud ee shirkadaha Dahabshiil Group, Abdirashid Duale, ka waramay kulamo uu la yeeshay qaar ka mid ah madaxda wadamadda shirka ka soo qayb gashay oo uu kala hadlay saamaynta dhaqaale ee geeska Afrika ay ku leedahay colaadaha ka socda oo ay ka mid tahay Dalka Sudan. Waxa sidoo kale uu ka waramay fursadaha ka jira. Waraysiga oo cod ah halkan ka dhagayso.
#Dahabshiil #IGAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here