“Ina Kaahin mana dhoofin oo waa nacas.SNM markuu ku

0
107

Laascaanood,(baraarugtv)-“Ina Kaahin mana dhoofin oo waa nacas.SNM markuu ku jirayna waxa la yidhi nacas ayuu ahaa .khiyaamada iyo wajalaada ayuu ku jiray.waxa noo yimi anagoo buunda ku jirna isagoo iska soconaaya ina kaahin,waa nacase.inan ayaa is yidhi saban ku dhufo.iskaa daa ayaan ku idhi.nacaska lama-dilo.maxaad ka dilaysaa waaba nacas?
Ina kaahin waa nacas”sidaa waxa yidhiganacsadaha Maxamed jabuutawi ayaa ka hadlay shakhsiyada wasiir maxamed kaahin isagoo xafladii luulyo ka hadlaaya laascaanood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here