“Kulmiye Laba Kaadh Ee Uu Xoqday Jeeganta Iyo Awaliyadii Lagu Fuulay Kursiga Midna

0
219
“Kulmiye Laba Kaadh Ee Uu Xoqday Jeeganta Iyo Awaliyadii Lagu Fuulay Kursiga Midna Halkiisi Ma Joogo Maanta” W/Q: X Cabdi Jaamac Aadan
Maal mahan Waxaan Arkaayey Dhaqdhaqaaq Uu Uruka Kulmiye Gobolka SAAXIL Ka Waday Saaxil Iyo Kulmiye Waa Isbarteen
Waxbaa Lagu Soo Hirtaaye Maxaa Kaa Soo Horeeyey Ragaa Dhaqdhaqaaqa Gobolka Ka Wada Waxaan Leeyahay Ha Karaamo Seegina Habaar Laygu Kari Waaye
Kulmiye Laba Kaadh Ee Uu Xoqday Jeeganta Iyo Awaliyadii Lagu Fuulay Kursiga Midna Halkiisi Ma Joogo Maanta
Ma Ogtahay Ducaalow Dadku Maaha Kii Shalay Odaygana Ha Lugooynina Idina Ha Xiiqina Tamarta Hayska Dhamaynina
Maanta Qof Kastoo Caqli Lihi Oo Inuun Dadlka Iyo Dadka Lexejaclo kaga Jirtaa Wuxuu Raacayaa Xisbiyada Mucaaridkaa
Si Talada Dalku Gacantooda U Gasho Isu Dheeli tir Siyaasadeed U Timaado Walaalnimada Iyo Wadijirkuna U Quwoobo
Hiigsi Iyo Horumarna Dalkeenu Ugu Talaabsado
Ila Meerayso Waa Soo Oodmaysaa
WABILAAHI tawfiiq ilaahow siduu khayrku kujiro na garansii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here