Komishanka doorashooyinka iyo xisbiyadda Somaliland

0
304

Hargeysa,(baraarugnews.net)-Kominshanka Doorashooyinka Somaliland ayaa saaka mar kale kulan iskugu yeedhay Saddexda xisbi qaran ee Waddani , Kulmiye iyo UCID .
Arimo ay ka mid yahiin Diwaangalintii cod bixiyayaasha oo dalka ka bilaabmi doonta 9 cisho kadib ayay ka wada hadlayaan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here