Halkay marayso tirinta doorasha codadkii ugu danbeeyay ee Turkiga

0
120

Hargeysa(baraarugnews.net)-doomiyaha Guddigga sare ee doorashada Turkey Axmed Yener ayaa shaaciyay tiradii ugu dambeysay ee doorashada madaxweynenimada ee Turkey.

Waxa uu sheegay in ilaa iyo hadda aan la furin 27 sanduuq oo ay codod ku jiraan.Sideed kun iyo shan iyo lixdan sanduuqa oo keliya ayaa laga furay sanduuqyada codeynta ee qurbajoogta.

Waxaa weli dhiman Kun shan boqol iyo sagaal iyo laabatan sanduuqa oo ay qurbojoogta ku codeeyeen.

Ilaa iyo hadda waxa uu Erdogan heystaa 49.40 boqolkiiba tirada guud ee cododka la tiriyay. Musharaxa mucaaradka ee Kilicdaroglu ayaa helay 44.96 boqolkiiba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here