“Haddaanu Nahey Reer Burco,Waxa Maanta Naga farxiyey Dahabshiil Group”

0
193

Burco,(baraarugtv)-Shirkadds dahabdhiil guruub,oo jid buunda ah oo dhibtay bulshada ku dhaqan gobolka togdheer,ayaa dhagax dhigtay maanta,isla markaana dahabshiil ayaa daboolka ka qaadey inay dhisayso buundada burco.Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Dr. Sacad Cali Shire, Maamulka Gobolka Togdheer iyo ka Degmada Burco, ayaa dhagax dhigay dhismaha Buundada Khayr wada ee badhtamaha Magaalada Burco.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa khudbad muhiim ka jeediyey madasha dhagax dhiga Biriijka, isagoo ka waramay muhiimada ay bulshada Burco u leedahay Buundadani, taasoo bulshadu baahi u qabtey.

Shirkada Dahabshiil Group ayaa maalgelinaysa dhismaha Buundadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here