“Habaryoonis, Habarjeclo, Warsangeli, Fiqishini iyo Dhulbahante Waxay samaysan doonaan maamul ay wada leeyihiin, midnimadii Soomaaliya”

0
213

Laascaanood,(baraarugnews.net)-“Marka ay xabbaddu dhamaato waxaanu rajaynaynaa in bulshada saddexda gobol wada degan ee Habaryoonis, Habarjeclo, Warsangeli, Fiqishini iyo Dhulbahante ay isku iman doonaan oo ay samaysan doonaan maamul ay wada leeyihiin, midnimadii Soomaaliya-na ay soo noqon doonto”Sidaa waxa yidhi garaadka guud ee beelaha dhulbahanteGaraad Mukhtaar Garaad Cali

Halkan hoose kala soo xidhiidh Xafiiska E-mail:  Xafiiska baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here