Golaha guurtidu ma hog madow ayey ku rideen Somaliland?

0
229

Hargeysa,(Baraarugnews.com)-Golaha guurtida Somaliland oo ay maanta shacabku si aad ah ugu dheg taagayeen ayaa galay fasax shan maalmood ah.
Sabtida soo socota ayaa lagu wadaa in ay isku yimaadaan iyadoo laga sugayo in ay war ka soo saaraan mooshinkii ka soo gudbay golaha wakiilada iyo muddo-kordhin uu rabo Madaxweyne Biixi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here