“Garaadadow,Waa Kii Burco Xabada La Dhacayey,Waa Kii Xabada La Dhacayey Hargeysa,Waa Kii Xabada La Dhacayey Ceerigaabo

0
219

“Garaadadow,Waa Kii Burco Xabada La Dhacayey,Waa Kii Xabada La Dhacayey Hargeysa,Waa Kii Xabada La Dhacayey Ceerigaabo”Faysal Cali

“Garaadadow,Waa Kii Burco Xabada La Dhacayey,Waa Kii Xabada La Dhacayey Hargeysa,Waa Kii Xabada La Dhacayey Ceerigaabo
“Garaadadow,Waa Kii Burco Xabada La Dhacayey,Waa Kii Xabada La Dhacayey Hargeysa,Waa Kii Xabada La Dhacayey Ceerigaabo

WARAABE

Laanood,(Baraarugnews.net)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah  ee UCID eng faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay xaalada ay ku sugan tahay amaanka gudaha Somaliland iyo dagaalka Laascaanood.

“Garaadadow  carruurta yaryar  mustaq- balkoodii iskuuladii ka xidheen iyo sakanterigii.ha ku soo noqdeen Xabad joojintu ha socoto,wada-hadalada aynu bilowno.wax alaale iyo wixii la tabanayo waynu dhamaysanaynaa waynu dhamaysan jirnayna.Muuse Biixi mushkiladdiisu idinka oo qudha -maaha.Waa kii Burco xabada la dhacayey.waa kii Xabada la dhacayey Hargeysa.Waa Kii Xabada La dhacayey Ceerigaabo.waar ninku waa ninkii oo un. Laakiin shacabka reer Somaliland.Muuse Biixi-na waxaanu leenahay reer Somaliland-now madaxu haddii uu ku buko,jidhku ma bugsado.Madaxa ina-buka,hogaanka inaka xun.Muuse Biixi waxaan leeyahay xilka ku wareeji Cabdiraxmaan Saylici oo maanta dalka tanaasulkaa u samee.waxaan ku leeyahay saaxiib maanta ku wareeji xukunka Cabdiraxmaan Saylici.dalka maanta shacabka reer Somaliland maanta maysid, “ayuu yidhi Faysal cali Waraabe oo maanta la hadlay warbaahinta Somaliland.

kala soo xidhiidh Xafiiska E-mail:  Xafiiska baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here