Garaad jaamac Garaad Cali oo ciidamada Sirdoonka Ethiopia ee NISS ay mudo sadex maalmood ah ku haystaan Magaalada Addis’ababa

0
136

Deg deg Dagaal ooge Garaad jaamac Garaad Cali oo ciidamada Sirdoonka Ethiopia ee NISS ay mudo sadex maalmood ah ayaa Magaalada Addis ku haysta, kaas oo ay kala wareegeen passportkiisii ayaa waxaa dadaalo badan ugu jira Garaadka inuu ka furdaamiyo wasiirka Arimaha Gudaha, Faderalka iyo Dib u heshiisiinta Mr Axmed Macalin Fiqi oo geed dheer iyo geed gaaban u fuulay balse nasiib daro Ciidamada Sirdoonka Ethiopia oo aad ula yaabay hab dhaqanka Wasiir Fiqi oo ayaan dheg jalaq u siinin, kuwaas oo u sheegay inay waajibkooda baadhiseed ka gudanayaan Dagaal oogahan oo ay dul hoganayaan tuhuno xoogan oo tibaaxaya inuu ka tirsanyahay kooxaha Khawaariijta ee ka dagaalama Koonfurta, badhtamaha iyo Bariga Somalia ee puntland.

Waxaa kale oo ay qaybaha Bulshada Somaliland iyo kuwa Somalia ay is waydiinayaaan sabaabta uu Wasiir Fiqi dhexgeliyay kiiska noocan ah ee ay gacanta ku hayso Hayadda National Intelligence and Security

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here