Ciidanka somaliland oo galabta hub qabtay

0
118

Laascaanood,(baraarugtv)Ciidamada qaranka somaliland ee Ku sugan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa Galabta gacanta ku dhigay saanad ciidan oo loo waday kooxaha ka dagaalamaaya gobolka Sool ee Huwanta Dagaalka Ka Wada Laascaanood.

Waxa La qabtay Gadiid dagaal Iyo Rasaas kala duwan oo Ciidanka Huwanta ah ee Laascaanood loo waday,waxaana caawa jirta Xaalad dagaal.

Hubka laga qabsaday Waa Kuwaas ka Muuqda sawiradda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here