Beesha Majeerteen ayaa ciidankeedii Kala Baxday Sool

0
75

Laascaanood,(baraarugtv)-Beesha Majeerteen ayaa ciidankeedii kala baxday Gobolka Sool iyagoo soo baneeyey furimihii ay difaaca kaga jireen.

Ma jirto sabab ciidanka Warsangeli u sii joogo Sool, sidaa darteed waa inay sida ugu dhakhsaha badan uga baxaan.

Waxaa la joogaa xiligii nabada laga shaqayn lahaa oo wadahadal toos ah la bilaabi lahaa si xal waara loo helo.

Somaliland iyo dadka ku nool Gobolada Sool iyo Sanaag waxa ka dhexeeya wax badan oo tixgelin mudan.