“Xaalada amniga ee sii xumaanaysa,waa in Golaha Wakiiladu u yeedhaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin”.

0
95
  1. Hargeysa'(Baraarugtv.com)-Xildhibaan laabsaalax oo ka tirsan Golaha wakiilada somaliland’ayaa soo jeediyey in mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland u yeedhan Wasiirka Maxamed kaahin Axmed’si wax looga waydiiyo xaalada amaanka ee faraha ka baxday.”Xaalada amniga ee sii xumaanaysa, si Goluhu wax uga waydiyaan’ waa in Golaha waynaha ee Wakiilada looga yeedha Wasiirka arrimaha gudaha Maxamex Kaahin Axmex” Ayuu yidhi Xildhibaan Laab-saalax.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here