BAASHE

0
65

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Baashe Cawil oo qaba inan uu dhaley sodogna u yahey madaxweynihii hore ee Axmed Siilaanyo,oo Muuse Biixi Cabdi u magacaabey Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta heshiiska dekedda somaliland iyo itoobiya. gudidaada loo saaray MoU. Caydh jibootay, waad ogatihiin xaalada dhaqaale ee Dalkeena, markaa idinka oo mahadsan inoo tudha oo mushruuca Ethiopia vs Somaliland hore uga soo saara go,aamo.Meesha ay Atoobiya lugaha ku fidanayso!!

Ha noqonina Odayaashii Policeka ahaa ee uu Ina Xaaji Ibraahim Cigaal 1997kii u saaray eedayntii Abiib Timacad, ee 7 Bilood kola Gabilay tagi jiray kola Hargeysa ku shiri jiray ee aakhirkii iyagoo lacag ka badan boqol kun oo Dollar casaystay, Ina X.Ibr. Cigaal ku yidhi waxba kuma hayno Abiib Timacad.Hadaad doontaan waxaad tidhaadaan Ethiopia waxay tidhi ” Waxaanu idin citiraafaynaa, hadii aad Muuse Madaxwayne u doortaan mar kale”

Kharashka ku baxaya warwareegiina inoo soo kooba!!