askartii beesha habarjeclo ee Goojacade oo loo dawarayo

0
123

Bal durba eega askartii beesha habarjeclo ee Goojacade oo loo dawaray


nin aanu habar wadaag aheyn oo labadaya hooyo walaalo ahayeen sarkaal ahaa oo argii lagu diley gooja cade ka mid ahaa oo la odhan jirey cornel ubaxle oo hj rer binin ahaa

waxa igu maqaala ah in rerkiisi iyo caruurtiisii iska daa wax la taro ee laga goostey musharkii iyo gunadii uu qaadan jirey
waxa uu sii mootan yahey wax ka yar laba bilood

suaasha u baahan in leys weydiiya waxa weeye waxey u dhimteen intan oo saraakiila oo ay u agoomoobeen ubadkoodiii ????

biixi iyo gaal ha laweydiiya ragaasi wax ay ku maqayiin ee aan ahey muda korodhsigooda labadooda kursi ??!!

ninbaa nin kale dhiigiisa kursigiisa ku korodhsanayaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here