Akhriso”kaahin.”Haddii xisbiga kulmiye lagu wareejiyo Wasiir Maxamed Kaahin,waxa sii naxaaya Loda Gabiley.”

0
928

Hargeysa,(baraarugnews.net)-Wasiirka wasaarada biyaha ee xukuumadda Muuse Biixi Cali Mareexaan,ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay ka shaqaynayey innuu siraha Madaxweyne Muuse Biixi iyi wasiir maxamed kaahin ku saabsan si hoose ugu gudbiyo murashaxa xisbiga waddani Cabdiraxmaan Cirro,isla markaan qorshaha wasiir Cali Hanbo wuxuu si qarsoodiya ula dagaalamayaa Wasiir Maxamed Kaahin Axmed.  warku wuxuu intaa ku daraaya in sawirkan idiin muuqda waa Guddoomiye kuxigeenka xisbiga waddani Wabeey iyo madaxa abaabulka waddani Geel Jire,kuwaasoo saaxiibo weyn yihiin Wasiir Cali mareexaan muddo dheer ahaayeen,ka dib Wabeeye oo xildhibaano hore isku ahaayeen Cali mareexaan iyo wabeeye xildhibaanadii hore ee Golaha wakiilada ee somaliland ee xilku ka dhamaadey.Balse Cali Mareexaan uu hoos ula shaqeeyaa Xisbiga waddani, Waa laba wajiila-nimo,isagoo Dhaqaalihii wasaarada biyaha ku dhameeyey hab leexsan oo musuq-maasuq ugu baxday shirar qarsoodiya huteelka Casood oo uu leeyahey ganacsade beeshiisa Wasiir Cali mareexaan,gaar ahaan reer badeed ah,waana saldhiga weyn ee xilligan  laga soo maleego qaabkii loo burburin lahaa wax ay ugu yeedhaan taliska dhigteetarka qabsadey xisbiga kulmiye iyo hogaanka Somaliland.                                                     Sidoo kale, wasiir Cali mareexaan ayaa saaxiibadiisa xisbiga waddani Wabeeye iyo Geel jire,si kaftan ah ugu yidhi erayada ay ku doodeeb ama la xidhiidho waxyaabaha ay yidhaahdan koox madax duubasho iyo faq hoose ku caaya wasiir maxamed kaahin.”Haddii xisbiga kulmiye lagu wareejiyo Wasiir Maxamed Kaahin,waxa sii naxaaya Loda Gabiley.” Waa kaftankii Wasiir Cali Mareexaan.    huteelka Casow waa goobtii fadhiga u ahaa Maxamuud Xaashi Cabdi ee saacadihii u danveeyay ururka Kaah laga sameeyo waa huteelka Casow ee magaalada Hargeysa ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here