
Hargeysa(Baraarugtv.com)-Gudoomiyaha KDQ Mud: Muuse Xasan Yuusuf ayaan maanta garoonka diyaarada ee Cigaal Airport kusoo dhaweeyey komishineer Faadumo Ismaaciil Cabdi oo KDQ u qaabilsanyad gobolka Sanaag, oo sida Natiijadii Doorashada Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaranka Ee Gobolka Sanaag.

Geesta kale,xubinta koomishanka u qaabilsaneyd Gobolka Awdal Bidhaan,ayaa sheegay in hawlihii tirinta codadka awdal u soo dhamaatey,dibna ugu soo noqday magaalada Hargeysa.