Laascaanood,(Baraarugtv.com)-Yaa ka danbeeyay shirqoolkii loo dhigay ciidanka soomalilaand 25.8.2023? Maxay’se ka faa’iidayaan dhabar-jebintan ciidanka?
Qorshahan oo ahaa mid inbadan ay soomaleegayeen qaatayna wakhti badan waxa ka danbeeyay raggan soo socda.
Muuse biixi,nuux taani,af-guduud iyo nin horre u ahaa ahaa abaanduulaha ciidanka soomalilaan oo dhowr bilaad ka hor qorshe la’isla ogaa ugu goostay dhankaa iyo laascaanood oo la yidhaahdo “hebelkaa geesood” kaasoo dilaal ka ahaa qorshahan
Si waddada loobanaysto waxa labedelay taliyihii aaga bari cali bare waxana loo dhiigay af-guduud oo sida kondhonka loo isticmaalay
Mar cali bare soojeediyay in lagu bedelo faysal cabdi bootaan ama doolaal waa laga diiday
Maxay ka helayaan muuse iyo nuux qorshahan?
Waxa waraabe u taag ahaa oo qaybta isgaadhsiinta haystay,nin hayb ahaan garxajis ah oo amar qaate ah kaasi oo lamaleegay in isaga dusha laga saaro eeda inta ubadan
Waxayna uga gollahaayeen si beesha habarjeclo iyo garxajis isugu dhacaan oo derisnimada iyo tolnimada labadan reer u xumaato
Hadaba waa in shacabku sidaa u ogaadaan falkan iyo u jeedadiisaba.
Ciidamada qarankuna hadii eebe idmo way kasoo kabanayaan hagardaamadan.
Wayna ogyihiin iyaguba sida ay wax u jiraan waana lala xisaabtamayaa muuse iyo codowga Lasocda sida ugu dhakhsaga badan edam eebbe.
Waxa qoray xogtan Mustafe