Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ka soo jeedda Goboladda Togdheer Iyo Saaxil Oo Boqolaal Taageero Ah Ku Shubay Maanta Xisbiga Waddani

0
141

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Waxa aannu maanta caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa ugu qabannay Munaasibad balaadhan oo ay ku shaaciyaan isla markaan ku biirayaan Xisbiga WADDANI ee sida rejada Shacabka Somaliland, Xildhibaanno, siyaasiyiin, haldoor, aqoonyahan, haween iyo dhalinyaro ka soo jeedda Deegaannada SAAXIL, TOGDHEER IYO MAROODIJEEX ee Beesha Balaadhan ee Ciise Muuse.

Deegaankan iyo dadkiisuba waxa ay hormuud ka yihiin walaaleynta iyo midnimada dadka reer Somaliland, taas oo iba-fur u noqotay in Xisbiga WADDANI soo hoyo taageerada ugu balaadhan ee shacbigiisa.

Xisbiga WADDANI waa lagu soo kala horreeyey ee lama kala laha.