Xiisad Dagaal Laga cabsi qabo Innuu ka Dhex-qarxo Juband iyo Hogaamiyaha Beesha Mareexan Janan
Jubaland,(Baraarugtv.com)-Taliska Ciidanka Ethiopia ee ku sugan degmada Doolow, ayaa si rasmi ah fariin u gudbiyay odoyaasha dhaqanka ee Doolow Soomaaliya.Isla markaana dalabka Fariintaa ayaa lagu sheegay in ciidamada Abdirashid Janan ee ku sugan xerada UK ee Balad-Xaawo ay heystaan muddo 3 maalmood ah si ay halkaas uga baxaan, sida ay saraakiisha Itoobiyaanka ee halkaas ku sugan ay sheegeen.
- Sidoo kale, xaaladan waxay muujinaysaa xiisad cusub oo ka dhex dhalan karta deegaanka, iyadoo laga cabsi qabo in xaaladdu ka sii darto, gaar ahaan deegaanada Daawo iyo guud ahaan gobolka Gedo.
Warbaahinta Baraarugnews Radio Baraarug.Com