Xeerku Wuxuu Reebayaa Ciidamada Booliska, Asluubta, sirdoonka iyo ciidanka qaranka in lagu cabbudhiyo musharaxiinta xisbiyada,masuuliyiinta Iyo Taageerayaashooda…

0
31

Hargeysa(baraarugtv.com)-“Xeerkan hab-dhaqanku waxa uu reebayaa in Xukuumaddu ay u adeegsato ciidamada kala duwan, sida Booliska, Asluubta, sirdoonka iyo ciidanka qaranka in lagu cabbudhiyo musharaxiinta xisbiyada, masuuliyiinta Ururrada siyaasadda iyo taageerayaashoodaba” Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka