AMUURAHAN IYO AMAKAAGANI WA ISBEDELKII OO LUGAYNAYA.
Safaradii Madaxweynaha ee Kenya iyo Jabuuti , midna kama soo muuqan Wasiirka arrimaha dibada jsl. Kamana mid ahayn waftiga mafaxweynaha u raacay safarafldan. Ku darso xata safarkan u danbeyay waxa xadhiga u ka jarayay madaxweynuhu dhismaha safarada dalka somaliland ku leeyahay Dalka kenya , shaqadana waxay si toosa wajibakeeda uga mid tahay Wasarada arrimaha dibada. Waayo safaaraduhu waa xafiisyada wasaarada arrimaha dibada ee dalka dibadiisa uga furan dalkeena.
Marka Tolow maxa dhacay ee safaradan ka reebay Wasiirkii Arrimaja Dibada.
Ma pratocolkii aya wax laga badalay? Ma Xukuumada Saluugtay wasiirka, iyo shaqadiisa, mise Wasiirka aya saluugay Xukuumada? (Something wrong) halka waxba qaldan wabase la ogaan.
Ayaba wa tabaalaha aduun taynu aragnaye
Ninkii booskan ka baxay ee wasiir Dr Ciise Kayd ( Trump kii geeskaafrika ,) ahaana wasiirkii arrImaha dibad ee hore, wuxu ahaa ninkii ugu saamaynta badna wasiiradii so maray wasaarada arrimaha dibada , Dalka JSL. Gudo iyo Dibadba.
Dhanka kale waxa u yaqaanay shaqadiisa, waxanu u bixi jiray madaxweynaha ka hor dalka u madaxweynuhu safarka ugu baxayo, si uu isii agaasimo protocolka iyo qaabka madaxweynaha lagu qaabilayo, e dalkaasi ku qaabilaya ( calashan waxa u sii samayn jiray sida standarka ah Gogol Xaadh oo ah shaqooyinka muhiimka ah ee Wasiirka Arrimaha Dibada)Waxa uu ahaa wasiirka kaliya ee gaadhay heer uu dharkaba ula baxo iibgeynta waf
Qadiyada Dalka Jamhuuriyada Spmaliland.
Mantana wa aragna wasiirka wasaarada Srrimaha Dibada JSL oo xata aan safaradii mafaxweynaha ka mid ahayn .
ADUUNYO MEEL AAR KA KACAY ATOOR FADHDADHIISAY. )
TALO AHAAN MAXAD ODHAN LAHAYDEEN BULSHOY WASIIRKA ARIMAHA DIBADA JSL .( ALLAW XUKUMADENA BARAKEE AAMIN. OO NO HAGAAJI , HADAY XUNTAHAY IYO HADAY SANTAHAYBA ANAGAY NA MATASHAAYE. AAMIN) WAX KALO OO AN DHAHO GARAN MSAYO OO AN DUCADA AHAYNCALI XASAN CAWAALE ( GARAAD CALI NAGEEYE)