Ujeeddada kulan Dhex-marey Dawladdaha Somaliland Iyo Ethiopia

0
7

Ujeeddada kulan Dhex-marey Dawladdaha Somaliland Iyo Ethiopia

Hargeysa(Baraarugtv.com)-Dawladdahab , – – .

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Mudane, () oo uu weheliyo Agaasimaha guud, . ayaa kulan muhiim ah la qaatay
Safiirka Itoobiya u fadhiya Jamhuuriyadda Somaliland, . .

Kulanka ayaa intii uu socdey, waxay Labadda dhinac si balaadhan uga wada hadleen qodobo muhiim ah, kuwaas oo taabanaya Xidhiidhka wada-shaqeyn & Iskaashi ee Dalalka Jamuuriyadda Somaliland iyo Dawlada Ethiopia.

Arrimaha ay dhinacyadu isla soo-qaadeen, ayaa waxa ugu muhiimsanaa;
isu-socodka xuduudaha, isu-socodka badeecadaha ee Dekedda Berbera & sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga labada dal ee Saaxiibka ah.