Hargeysa(baraarugtv.com)-“Tuunbada waxa raaca waa qoyaan iyo Dufan, waxa kale oo dhexmara qudhaanjada, xasharaadka kale iyo masaska qaarkood.
Tuunbada marka biyaha, shidaalka iyo saliidda lagu soo nuugayo marka hore dib ayaa loo afuufaa si wixii galay aanay afka kuugu gelin markaad soo nuugayso, mar labaadkana
afkeeda dhinac baa la isaga duwaa si waxa ka soo baxayaa aanay kuugu daadan…”
Gudoomiye Cabdikariim Xinif